|
Jaada |
Qaabka |
 |
Saddax-xagal |
 |
waxay utaagantahay salka, |
waxay utaagantahay jooga |
 |
Laydi |
iyo ama iyo la isku dhuftay dhirir iyo balac |
 |
Labajibaarane |
Dhinac lagu dhuftay dhinac a * b ama b * c ama c * d |
| Tusaale |
 |
Barbaroole |
Barbaroole |
A = BH Halka ay (B) ay utaagantahay dhererka (H) ay utaagntahay jooga Sare |
| Bedku waxa uu noqonayaa sedex xagalka ku dhexjira oo laba jibaaran |
 |
 |
Qardhaas |
Qardhaaska waxaa kala riixaya laba dhidib oo iska jera dhex martamaha |
| Bedkiisuna waa labada dhidib oo laba jibaaran oo laba loo qaybiyey |
 |
| Goobo |
Goobo |
Gacanka oo laba jibaaran lagu sii dhiftay 3.14 ama 22/7 |
| Bedka goobo |
 |
 |
Koor |
Laba dhinac ee toosan ayaa la isku daraa kadib 2 u qaybi ku dhufo (h) |
| Bedka Koorta |
area =  |
 |
Dhululubo |
(r) waa dhexroorka salka (h) waa jooga dhululubada (A) Waa bedka salka  |
| Bedka Koorta |
Bed dhuleedka = Wareeg × Joog =
- Bedka sare =

- Bedka hoose =

- Bedka guud =

|
 |
Kubad |
Kubada oogadeeda waxa ay leedahay 3 gacan r : |
| Saableeydaan waxay ku tusaysaa bedka guud ee kubad |
: |
 |
Toobin |
Toobintu waxa loo cabiraa Gacanka (r) Jooga toobinta (h) Bedka salka (A) Wreega salka (P) Mugga toobinta (V) dhererka wareega taagan (g) |
Bedka wareega dhinaca toobinta ee taagan bedka salka toobin  |

|
 |
Gunbur |
Bededka Gunbur
- Dhinacyada iska soo horjeeda = Tirada guud ee dhinacyada salka
- Tirada xarfaka ku suntan = Tirada madxaha ee salka
- Jooga Gunbur = Xariiqa lasamaynaya salka xagal Quman kuna xiran madaxa
|
| Kaba soo qaad (p) Waa wareega salka, (h) Jooga iskasoo horjeeda ee dhinacyada, (B) Bedka salka (d) asigoo madaxa laga jaray |
Bedka dhinacyada iska soo horjeeda ee Gunbur toosan
- Bedka Gunburka salka midka uga eg

|